Dhagayso: Waraysi dheer oo uu Madaxweyne Gaas uga hadlayo waxqabadka Xukuumadiisa & xaalada guud ee Puntland

28 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareysi dheer uu siiyey Radio Daljir kaga warbixiey Waxqabadka Xukuumadda uu hogaamiyo, xaaladaha siyaasadeed ee Puntland haatan ka jira iyo guud ahaan xaaladda iminka ee Puntland.

234-1c4

“Puntland waxay u baahan tahay Midnimo iyo Wadajir, uma baahna buuq, xasarad, uma baahna nin dan leh inuu dadka kiciyo, waxay u baahan tahay, iyadoo mid ah oo danteeda raadsato, degenaansho, nabadgelyo iyo horumar”ayuu yiri Madaxweyne Gaas oo ka hadlayey Siyaasiin Qas inay ka abuuraan Puntland doonaya si ay danahooda gaarka ah u gaaraan.

Puntlandes.com

About The Author