Sawirro: Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo isbedelka Cimilada

10 June 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo isbedelka Cimilada.

Wasiiru Dowlaha Ahna Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Mudane Cabdirashiid Cali Geelle, ayaa warbaahinta la wadaagay in dhismaha cusub oo ka kooban xafiisyo uu wax badan kusoo kordhinayo Shaqada Wasaaradda.


Puntlandes.com

About The Author