Daawo Wasiir Beyle ”Xamar kaliyaa canshuur laga qaadaa run ma ahan, dal kale ayaa lacag la siiya run ma aha, maxaan siiyaa Puntland iyo dadkaas, waxba…”

30 June 2021 (Puntlandes) Wasiir Beyle ”Xamar kaliyaa canshuur laga qaadaa run ma ahan, dal kale ayaa lacag la siiya run ma aha, maxaan siiyaa Puntland iyo dadkaas, waxba… dadka sidaas u hadlaya waxaa weeye dad aan soomaalinimo dan ah ka lahayn, wax yar oo kooban eegaya, wax yar oo shaqsi ah eegaya”

Puntlandes.com

About The Author