Deg Deg Dhagayso: Puntland oo weerar Lagu soo yahay iyadoo madaxweyne Gaas na uu jiifo

Imam Cabdullaahi Rooble oo Ah Nabaddoon ka soo Jeeda Gobolka Galgaduud ayaa  Waxaa uu Puntland u sheegay inay ku ekaato  Labada Gobol ee Nugaal iyo Bari oo ay Faraha ka Qaadaan gobolada Mudug.

Imam Rooble ayaa waxaa uu Putland u sheegay in ay Gobolka Mudug ku buuxsanayaan labada Gobol ee dsharuuda ah uuna iyaga ku fiican yahay sidaas darteedna ay Puntland iimaansato Gobolada Nugaal iyo Bari.

Waxaa cad in Puntland weerar lagu soo yahay laakiin su’aashu waxay tahay goormuu jiifka ka kicin madaxweyne Gaas

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author