Daawo Video: Shir Jara’id oo uu qabtay maamulka Prof Galayr, mase taqaanaa Muuqaalka Saaxdheer?

Ku xigeenka Prof Galayr Cabdule Maxamed haybe oo Shira jara’id ku qabtay magaalada Saaxdheer ee Caasimada u ah maamulka Prof Galayr Ayaa ka waramay waxa maamulka Khaatumo u qabsoomay inta Uu jirey Iyo degaano ay ka qabsadeen soomaliland.

Waxaad Videowgan ka daawan doontaa Saaxdheer oo ahayd Xuruntii maamulka Prof Galayr laakiin uu ku noolaan waayey isagoo hada ilaa iyo bishii December ku noolaa magaalada Xamar.

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author