Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed oo warbixin hordhac ah kasoo saartay Qaraxii Soobe 2

02 Nov 2022 (Puntlandes) Warbixintii u horreysay oo rasmi ah ayaa laga soo saaray saameynta qaraxyadii is-xigay ee ka dhacay waddada Soobe. Inta ka xaqiijiyay 119 ruux ayaa geeriyootay 301 , ayaa dhaawacmay – 33 qof oo ka mid ah waa dhaawacyo culus illaa 13 ruux nolal iyo geeri laguma hayo tan iyo Sabtidii oo u qaraxa dhacay.

Hantida la xaqiijiyay waa in ka badan 1.5 milyan oo dollar oo ku burburtay qaraxyada, sida ku cad warbixintan oo ay soo saartay Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka (SoDMA).

About The Author