Fadeexad: Dhagayso Xildhibaan Baarlamaanka Puntland ka tirsan oo Garowe lagu xiray.

0

Garowe (Pes): Habeenkii xalay ahaa, 27-07-2014, ayaa waxaa Garowe lagu xiray Xillibaan Nuuradiin Cabdirashiid ka tirsan Baarlamaanka Puntland. Ceebeey tacaal goormaa la xiri jiray Xildhibaan?
397

 

Xillibaan Nuuradiin Cabdirashiid ayaa sheegay in uu xarigiisa ka dambeeyey Xillibaan Siciid Cagool iyo Xubno ka tirsan Saraakiisha Booliska Puntland. Ka dib markii ay isqabteen isaga iyo Xildhibaan Siccid.

 

Waa su,aale maxaa sharcigu ka qabaa? Yaase iska leh masuuliyada wixii meesha ka dhacay?

 

Hoos ka dhagayso Xillibaan Nuuradiin Cabdirashiid oo isagoo xiran waraysigan bixiyey

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *