Fadeexad: Dhagayso Dr Gaas oo ka jawaabaya su,aalo ay waydiiyeen Baarlamaanka Puntland oo ku saabsan xiriirka isaga iyo DFS

0

Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Gaas ayaa wuxuu hortagay Baarlamaanka Puntland,23-07-2014, iyagoo halkaas ku waydiiyey su,aalo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

Hadaba su,aalahaas oo ahaa kuwii ka guuxayey dhamaan shacabka reer Puntland muxuu ku jawaabay Dr gaas? Sidii caadada u ahayd marin habaabin iyo jawaab xaqiiqda ka fog.

“Reer Puntland ha la xisaabtameen u matalaya Baarlamaanka DFS” Dr Gaas arintaas sheegay inagoo og in Xamar aysan joogin dowlad u shaqaynaysa qaab dowladnimo.: Laguna dilayo xildhibaanada uu leeyahay waa idin metelaan reer Puntlandiyoow.

 

Waxay warbaahin Puntlandes idiin soo gubinaysaa su,aalaha iyo jawaabihii Gaas ka bixiyey. Waxayna ku horeynaynaa xiriirka Gaas iyo DFS iya dhulka Puntland ee la haysto.

 

1-Hoos ka dhagayso Xillibaan su,aalihii ay xildhibaanadu waydiiyeen iyo jawaabta uu Dr Gaas bixiyey


2-Hoos ka dhagayso Dr Gaas “Baarlamaanka Xamar sharcigii lagu heshiiyey waa badelikaraa”

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *