Main Story

Editor’s Picks

Trending Story

Muuqaal: Xildhibaan Xareed “1dii luulyo oo isu keenidii ah ayuu lahaa Puntland uma baahni, Jubaland uma baahni, Somaliland na uma baahni, hadda yuu xukumayaa, xaggee dawladaasi ka jiraysaa marka”

07 July 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaan Xareed Cali Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Puntland oo hadal ka jeedshay kulan odayaasha iyo...

Muuqaal-Sawirro: Degmada Dhahar oo laga daahfuray dhismaha & qodista biyoxireen hirgelintiisa ay iska kaashanayaan wakaaladda biyaha Puntland & Bangiga Aduunka

07 July 2026 (Puntlandes.com) Degmada Dhahar ee gobolka Haylaan ayaa waxaa laga daahfuray dhismaha iyo qodista biyoxireen ay hirgelintiisa iska kaashanayaan...

Muuqaal: Taliye Duwane Gaaciye “Duulaanka Xasan Sheekh wax aan dib ugu dhigaynayno ma leh, Dhalinyarada meelaha laga hadalsiiyey waxaan leenahay asalka waxaa noqon doona uun muuqaaladiina oo Before & After ah kaliya”

Sawirro: Wasiir Kuxigeenka Amniga Puntland oo shir-guddoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlayay xaaladda amniga ee Gobolka Mudug

06 July 2026 (Puntlandes.com) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan muhiim...