Sawirro: Wasarada Xanaannada Xoolaha Puntland oo Daahfurtay Ololaha Daaweynta 750,000 Neef
27 Apr 2024 (Puntlandes.com) Maantay oo ahayd Maalinta Xannaanada Xoolaha Aduunka ayaa Wasarada Xanaannada Xoolaha Dowlada Puntland ka qabsoontay Xaflada Daahfurka...