Home » Archives by category » Wararka maanta (Page 1197)

Gaalkacyo (PES)  Waxaa maantay aas qaran loogu sameeyey allaha u naxariistee xil Saado cali oo gacan ka xaqdarani ku dishay shalay 23-07-2014 magaalada Xamar.     Hoos ka daawo sawirada   Xafiiska Wararka Puntlandes.com

Continue reading …

Gaalkacyo (PES) Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr Cabdi Raxmaan Maxamuud Faroole ayaa ka tacsiyeeyay dilkii loo geystay allaha unaxariistee marxuumad xildhibaan Saado Cali Warsame oo kamid ahayd barlamaanka Soomaaliya, taas oo shalay koox hubaysan ay ku dileen Magaalada Xamar. Dr Faroole ayaa dilka xildhibaanada ku sifeeyay mid siyaasadaysan oo lagu doonayo in lagu baab’iyo […]

Continue reading …

Xog hoose oo ay heshay warbaahinta Puntlandes ayaa tilmaamaya in uu Madaxwayne Gaas ayaa magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda dastuurka, arrimaha federaalka iyo dumuqraadiyada,kaddib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo ku taariikhaysnayd 19 july 2014. Wuxuu madaxweyne Gaas u magacaabay Hussein Cabdi Jamaal. Xussein wuxuu ka tirsan yahay kooxda Gaas waxayna yihiin Hussein iyo madaxweyne […]

Continue reading …

Thursday July 24, 2014 MINNEAPOLIS (WCCO) — Minneapolis’ Somali-American community is asking the state department for a full investigation into the assassination of a well-known lawmaker from Minnesota. Saado Ali Warsame was gunned down on a main street in Mogadishu Wednesday. Her driver was also killed. Warsame is the fourth member of the government to […]

Continue reading …

  Mogadishu, (Pes): AUN waxaa maantay gacan ka xaqdaran dishay xildhibaanad Saado Cali Warsame. Allaha u naxariistee waxaa xildhibaanada lala dilay darawalkeedii oo isku goob lagu dilay.   Su,aasha ay dadku iswaydiinayaan waxaa weeye meesha dilku ka dhacay waxaa ka agdhawaa ciidamo badan iyadoo ay baabuurkii ay xildhibaanadu saarnay ay xabadu ku socotay in mudo ah. […]

Continue reading …

Mogadishu, July 23, 2014 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa, kan Xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed, ka tacsiyeeyey dilka Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo kooxo dhagar-qabayaal ah maanta ku toogteen magaalada Muqdisho.   Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa falkan ku tilmaamay mid bahalnimo ah oo looga golleeyahay in […]

Continue reading …

Gaalkacyo (Pes) 8 dii janaayo sanadkan ayuu ku guulaystay mudane Gaas madaxwaeynaha Puntland. Marka laga reebo masuuliyada ka saaran dhamaan reer Puntland oo uu u yahay mas,uulkooda ugu sareeya ee ay u igmadeen in uu danahooda ka shaqeeyo. Hadana Dr Gaas waxa uu ka soo jeedaa Gobolka Mudug oo uu isagu afkiisa ka shegay in […]

Continue reading …

Muqdisho (Pes) Waxaa maanta 23-07-2014 lagu dilay magaalada Xamar Xildhibaanad Saado Cali Warsame. Allah ha u naxariisto Saado Cali gacan ka xaqdaran baa dishaye,   Meesha lagu dilay Xil. Saado ayaa waxay tahay meel amnigeeda aad iyo aad loo ilaaliyo, waxaana ku badan ciidamada dowlada iyo kuwa nabad ilaaliyaasha Amison Waxaa dilay xil. Saado sida […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowladda Puntland Siciid Xasan Shire ayaa halmar isku badalay in uu u dhaqmo caadadii lagu yaqaanay Shuuciyiinta iyo kaligood taliyayaasha oo ay ka mid yihiin kaaoxaha xagjirka ah. Wuxuu Gudoomiyihu jeediyey hanjabaad uu dul dhigay Wariyaasha Puntland. Gudoomiyaha ayaa sheegey inuu haysto liis magacyada wariyaal ku qoran yihiin, taas oo fasirkeedu yahay hadalada […]

Continue reading …

Waxaa la keenay magaalada Garowe ee caasimada dowlada Puntland baabuurtii isku dhacday 21-07-2014 oo ay ku dhinteen 8 ruux.  tiro intaa ka badana ay ku dhaawacantay. Waxaad ka dhehan kartaa sawiradan sida ay isugu burbureen baabuutan. Iyadoo ay halkaas ka cadahay in ay ku socdeen xawaare aad saareeya. Wadooyinka oo liita ayaa waxaa dadka ku […]

Continue reading …