Xogta laga helay madaxii Argagixisada Daacish ee haystay Tuurmasaale ilaa Dhasaan oo Ciidanka Puntland dagaal ku dileen
23 Feb 2025 (Puntlandes.com) Xogta ay dawladda Puntland baarista uga helashay madaxii Argagixisada Daacish ee haystay Tuurmasaale ilaa Dhasaan Cabdullaahi Tunuusi...