Month: July 2016

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud Keating oo Soomaaliya u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda sanad-guuradii 56aad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida

Muqdisho, 1 Luulyo 2016 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa hambalyo u diray...