Year: 2019

Akhriso Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddiga Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka & Somaliland. (muuqaal)

17 July 2019 (Puntlandes) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta...