Month: February 2019

Dhagayso: Prof. Cisman Salaad Xirsi oo soo goalaha1960 uga waramay soo bandhigigii Spectrum Shidaalka Badda, Sahamintii & Ceelasha Somalia laga sameeyey, muranka Badda ee Kenya

25 Feb 2019  (Puntlandes) Waraysigan oo cilmi baaris iyo warbixino muhiima oo ku saabsan heerarkii uu soo maray Sahaminta iyo baarista shidaalka...

Daawo Video-sawirro: Madaxweynaha Puntland, “Waxaa Naga Go’an In Aan Qaadno Wadadii Dadkii Naga Horreeyey oo Aan Ahmiyaddeena 1-aad Siino Ciidanka”.

Feebaraayo 23 2019, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Difaaca Dowladda...