Year: 2020

Daawo Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal iyo hortagayo Cudurka Covid19, go’aano culusna soo saaray

30 Marso 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi...