Sawirro: Wasiirka Dekedaha oo warbixin siiyey iyo Baarlaamnka Puntland oo dib u dhigay ka doodista Dib u eegista heshiiska P&O Ports (muuqaal)
27 July 2020 (Puntlandes) Fadhiga 28aad ee Kalfadhiga 46aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL...