WAR-SAXAAFADEED: Hawlgalkii maanta oo ahaa Cir iyo Dhul, waxaa lagu dilay in ka badan 44 Argagixiso Daacish ah, waxaana laga qabsaday Argagixisada deegaano muhim ah
20 Feb 2025 (Puntlandes.com) War-saxaafadeed ay soo saartay dawladda Puntland ayaa lagu faahfaahiyey Hawlgalkii Aragagixiso sifaynta ee maanta oo ahaa Cir iyo...