Muuqaal: Taliyaha Booliska Puntland oo ka hadlay amniga & xaalada guud ee Puntland

01 Nov 2023 (Puntlandes.com) Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire oo maanta furay Shirka warbaahinta iyo Ciidanka Booliska ayaa ka hadlay amniga & xaalada guud ee Puntland.

Taliye Muumin ayaa yiri “Waxaa la hadal hayaa xuutiyiin inay Puntland yimaadaan weliba Buuraha u dhaxeeya Puntland iyo Soomaaliland..”

About The Author