Dhagayso: Wasiir Juxa oo ka hadlay xiriirka dowadda Federaalka & Puntland, khilaafka doorashada

09 Nov 2023 (Puntlandes.com) Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxaa ayaa waxay VOA Somali ka waraysatay khilaafka hareeyey doorashada Puntland, oo ay dowladda Saciid Cabdullahi Deni dooneyso inay noqoto mid qof iyo cod ah, halka mucaaradku ay aaaminsanyihiin in aanu jirin waqti ku fillan, ujeedaduna tahay muddo kororso ay xukumaddu dooneyso.

Sidoo kale, Muranka siyaasadeed ee Puntland ka taaagan ayaa indhaha ka jeediyay xiriirka aan wanaagsaneyn ee dowladda Federalka iyo Puntland.

Dhagayso Wasiir Juxa oo VOA ka waraysatay arimahaas

About The Author