Dhagayso: C/kariim iyo waxa uu ka yiri Heshiiskii Garowe iyo Dhulka PL ee uu doonayo inuu BOOBO

 

170

06 july 2015 (Puntlandes) Warbaahin Puntlandes ayaa waxay usoo gudbinaysaa dadweynha soomaaliyeed iyo kuwa reer Puntland waraysi uu bixiyey Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo ay DFS madax uga dhigtay maamul ay ka dhoodhoobtay degmada cadaado, markii ay Heshiis ku kala saxiixdeen Puntland iyo Xasan Sheekh kaasoo ku saabsanaa in maamulka loo samaynayo Koonfurta Mudug iyo gobolka Galgaduud.
Cabdikariim ayaa si cad uga soo horjeestay Heshiiskii garowe isagoo ku doodaya inuu xaq u leeyahay inuu ilaaliyo maxlaxada dadkiisa ayna Dastuurka waafaqsanayn Gobol iyo bar sidaas darteedna uu doonayo Mudug oo dhan. waa Su’aale maxlaxada dadkiisa ma waxay ku jirtaa inay isku dayaan inay BOOBAAN dad dhulkiis?
Cabdikariim wuxuu kaloo ku doodayaa inay Dastuuri tahay inuu qaato Gobolka Mudug oo qaybtiisa ugu badan uu ka tirsan yahay dawladda Puntland.
Gobolka Mudug qaybtiisa waqooyi, tan Bari iyo tan galbeed ayaa waxay ka tirsan tahay dawladda Puntland.
Dhagayso Cabdikariim iyo waxa uu ku doodayo oo ah nin Dhulkiis


Puntlandes.com

About The Author