Daawo Video: Suuqa Bosaso oo si wayn loogu dareemayo u diyaar garawga Ciida
11 july 2015 (Puntlandes) Suuqa wayn ee Bosaso ayaa si wayn loogu dareemayaa u diyaar garawga Ciida fooda inagu soo haysa kaasoo ay dadwayne fara badan ka dukaamaysanayaan.
Daawu u diyaar garawga Ciida ee Suuqa Bosaso
Puntlandes.com