Daawo Video: Gabaygii uu Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid u tiriyey reer Puntland (GOBONIMADA HOYGEEDA)

23g

16 july 2015 (Puntlandes) Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid oo laga sii daayey Xabsi uu kaga jiray Puntland kadib markii lagu waayey inuu ka tirsanaa Koooxda Al Shabaab. Waxaana Caasimada Puntland ee Garowe u yimid arrinta Abwaanka Wafdi balaaran oo uu hogaaminayey Suldaan Maxamed Suldaan Cabdqaadir Suldaan Diiriye oo ah Suldaanka guud ee Somaliland iyo Cuqaal, waxayna ku guulaysteen inay Abwaanka Xabsiga ka sii daayaan kadib markii dawladda Puntland wax ku waysay.

Abwaan Gamadiid ayaa markii isaga iyo wafdigii Suldaanka gaareen magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland waxa uu tiriyey Gabay lagu magacaabo Gobonimada Hoygeed oo uu u tiriyey reer Puntland uuna ku amaanayo sidii ay u sharfeen Suldaanka iyo waftigiisii.

Daawo gabaygii Gobonimada Hoygeeda ee uu Abwaanku ku amaanay reer Puntland

Puntlandes.com

About The Author