Ciid Wanaagsan: Sacuudiga oo sheegay inay berri Ciid tahay

16 jyuly 2015 (Puntlandes) Dalka Sacuudiga iyo dalal badan oo Islaam ah ayaa ku dhawaaqay inay berri oo Jimce ah ay tahay Ciid.

23f

Dhamaan bahda Warbaahinta Puntlandes waxay hambalyo ku aadan Ciidul Fitriga u dirayaan dhamaan ummaddaha Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, waxay kaloo si gaar ah HAMBALYO ugu dirayaan Akhristayaasha sharafta badan ee ku xiran Warbaahinta Puntlandes waxayna leedahay ku Ciida Bashbash iyo Baraare.

 

About The Author