Daawo Video: Galayr “Madaxweynaha DFS waa noo hiiliyey”

18 july 2015 (Puntlandes) Cali Khaliif Galayr oo kunturaad kusoo qaaday isku dirka iyo kala qoqobida Shacabka reer Puntland ayaa sheegai in uu Madaxweynah dawladda Xamar Xasan Sheekh u hiiliyey maamulkiisa Khaatumo isagoo ugu mahad naqay Hiilkaas uu u hiiliyey.
Galatr ayaa afku ka xaday inuu ku biiray Kooxda Dam Jadiid ee Xasan Sheekh isagoo yiri maruu ka hadlayey shirkii Taleex “Khaatumo iyo Taleex waxay ahayd meesha qura masaajido Suna waljameeca leeyihiin, Culimadii .. Jam Jadiid ka sheegeen..”

Daawo Galayr

Puntlandes.com

 

About The Author