Daawo Video: Qudbadii Shariif Xasan “Anaga Federaalka aan rabno maaha…” isagoo weeraray PL & JL

25 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha maamulka KGS Shariif Xasan oo ka haldlay Xafladii caleemasaarka maamulka aan Sharciga waafaqsanayn ee DFS ku dhoodhoobtay Cadaado ayaa sheegay inay inay Doonayaan Dawlad Dhexe oo adag inay Soomaaliya ka jirto uuna sidaas u aqoonsan yahay Xmadaxweynaha Dawladda Xamar Xasan Sheekh “Anaga Federaalka aan rabno maaha kan dadka qaarkiis ay wataan oo larabo in lagu dhibaateeyo kaayagu waa mid uu cid walba nabad ku helo..” Shariif ayaa si cad uga horyimif´d wixii Soomaaliyi ku heshiisay oo ahaa Federaalka isagoo weeraray Puntland iyo Jubaland.

Daawo oo ka bilaabo daqiiqada 9:14

Puntlandes.com

About The Author