Daawo Video: Wasiir Caynte “aniga & Odowaa waxaa nalagu xantaa inaan Facebook ga aad u jecel nahay”

25 july 2015 (Puntlandes) Wasiirka Qorshaynta dawladda Xamar Cayte oo ka hadlayey Xafladii Caleemasaarkii Cadaado ayaa banaanka soo dhigay wax lagu Xaman jiray oo jacayl ay u qabaan barta bulshadu ku xiriirto ee FACEBOOK ga isaga oo sheegay inuu BAARLEEX internet-ka ka goosan jiray marka ay wax isku fahmiwaayaan. Waxa oo Caynte uu ka hadlayaa Cabdiqaybdiid oo uu ugu yeerayo “Awoowgay Cabdi Qaybdiid”

Wuxuu kaloo Caynte sheegayaa inay isaga iyo Wasiir Odowaa ay FAALIN jireen maalin walbana ay wax u ridi jireen meesha FAALKU sheego.

Daawo Caynte

Puntlandes.com

About The Author