Daawo Video: Shirkii Xisbiyada Somaliland oo furmay maanta & Ajendaha Shirkaas
25 july 2015 (Puntlandes) waxaa maanta magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland ka furmay Shirkii Xisbiyada Somaliland iyo madasha wadatashigu ay kaga tashanayeen xaalada ay iminka ku sugan tahay Somaliland.
Daawo Ajendaha Shirkaas
Puntlandes.com