Daawo Video: Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Khilaafka siyaasadeed ee Somaliland
26 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka hadlay markii u horaysay Khilaafka siyaasadeed ee iminka ka jira Somaliland. Siilaanyo ayaa hadalkan jeediyey maanta mar uu safar ugu kicitimayey dhanka bari ee Somaliland.
Daawo Siilaanyo oo Warqad akhrinaya
Puntlandes.com