Daawo Video: Dr Baadiyow oo ka hadlay Fashilka Hogaanka DFS

30 july 2015 (Puntlandes) Dr.Cabdiraxman Cabdullahi Baadiyow oo kamid ah siyaasiyiintii isku soo sharaxday xilka madaxweyne ahna aqoonyahan Soomaaliyeed Siyaasiyiinta miisaanka ku leh Soomaaliya ayaa wareysi uu bixiyey si hufan u faahfaahiyey fashilka ku dhacay madaxda DFS.

Daawo Dr Baadiyow

Puntlandes.com

About The Author