Dhagayso: Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo ka hadlay dawladda Xamar

30 july 2015 (Puntlandes) Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Siciid Xassan Shire ayaa sheegay in madaxda DFS ay qirteen inay ku fashilmeen Shaqadii loo igmaday  iyadoo laga filayey inay dalka doorasho ay ka dhacdo sanadka soo socda ee 2016ka.

Guddoomiye Siciid Xassan Shire ayaa si cad u sheegay inaysan Puntland ogolaan doonin wax aan ahayn doorashooyin ama wadadii hore wax loo dooran jiray ee Odoyaasha qabiilku wax soo xuli jireen.

Dhagayso Guddoomiye Shire


Puntlandes.com

About The Author