WARMURTIYEED : Kullankii Golaha Xukuumadda Puntland ee maanta

37h

30 july 2015 (Puntlandes) Shirka Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadley arrimo ay kamid yihiin, Xaaladda Amniga Puntland, Shirka High Level Partnership Forum ee Muqdisho , Xaaladda Degmada Taleex, Asteynta Maamul Wanaaga, Xaaladda GoboladaPuntland/Nugaal iyo Warbixino.

Akhriso Warmurtiyeedka Dawladda Puntland

38

38a
Puntlandes.com

About The Author