SAWIRO: Madaxweynaha Puntland Gaas oo maanta tacsi iyo salaan ugu tagay Madaxweynihii hore ee Puntland Farole

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-7-2015 hoygiisa Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku booqday madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole si uu ugu soo tacsiyadeeyo.

Madaxweyne Gaas iyo madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa si kal iyo laab ah isu dhaafsaday salaan , waxaana wajiyadooda laga dheehanayey farxad ku salaysan isu soo laabashadooda.
38c
38b

38d
Puntlandes.com

About The Author