HAMBALYO AROOS : Mudane Xusni Xaashi Axmed & Marwadiisa Fadxi Cabdixakiim Abshir Gaas
Dhamaan Ehelka hoosta ku xusan waxay hambalyo Aroos u dirayaan Mudane Xusni Xaashi Axmed & Marwadiisa Fadxi Cabdixakiim Abshir Gaas oo Arooskoodu ka dhacay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden maanta oo taariikhdu tahay 31 dii luulyo 2015 maalintuna tahay Jimce.
Waxaan leeyahay reerkii lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabadgala allahayoow idinka yeel,
GACAL IYO XIGAALABA GUURKINA LAGU FARAX
Waxaa hambalyadan diraya dadweyne aad u fara badan oo ay kamid yihiin.
Xasan Abshir Gaas
Bashiir Abshir Gaas
Xaawo Abshir Gaas
Ugaaso Abshir Gaas
Cabdi Abshir Gaas
Cabdixukun Abshir Gaas
Ruqiya Abshir Gaas
Hooyo Faadumo Cigaal Caymo
Iyo dhamaan reer Abshir Gaas
Waxaa kale oo hambalyo taas la mida diraya
Awoowe Dhacarbe Maxamed Ciise
Aaden Dhacarbe Maxamed Ciise
Caasho Dhacarbe Maxamed Ciise
Saafi Dhacarbe Maxamed Ciise
Gaboobe Muuse Gayre
Iyo dhamaan reer Dhacarbe Maxamed Ciise
Dhamaan Dadkan oo kala Joogo Daafaha Caalamka Waxay ilaahay uga baryayaan in uu idinka yeelo kuwii isku waara Ubad khayr qabana idin kala siiyo, Amiin, amiin.
.. Aamiin… Aaamin……. Aaamin
