Ku Xigeenka Cabdi Qaybdiid C/samad Nuur oo sheegay ”in Gobolka Mudug la mideeyey Gaalkacyana ay hal maamul yeelanayso”

0

C/samad Nuur Guuleed oo ah kuxigeenka Cabdi Qaybdiid oo Maanta ka hadlay xaafada Baraxllley ee ku taala darafka magaaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay maamylkoodu ku guulaysteen in aysan kala qaysanaan Magaalada Gaalkacyo iyo Gobolka Mudug guud ahaan, ayna ka shaqeeyeen in hal maamul oo ah kan Gobolada dhexe e ay ku midoobaan.

 

C/samad Nuur Guuleed wuxuu maantay ka hadlay meel ay dadka degen Baraxleeey ay ku taageerayeen dindisihii hawada aan jirin ahaa ee uu Madaxa Xamar Xasan Culusooow ku shaaciyey in uu Gobolka Mudug ka jaray Puntland.

 

Waxgarad ay warbaahinta caalamiga Puntlandes la xiriirtay ayaa ku soo gaabiyey ”in ay tahay isku daygii ugu hunguriga xumaa ay ku kacaan taageerayaasha Xasan Culusoow” ayna usuurtoobayn. Waa aan macquul ahayn, cid ka yeelaysaana aysan jirin.

Gobolka Mudug degmooyinkiisa dastuurka federaalku ictiraafsan yahay ee ka horeeyey 1991 waxay kala yihiin:

Gaalkacyo-Puntland
Galdogob-Puntland
Jariiban-Puntalnd
Xarardheere-,,,,,,,

 

Xafiiska Gaalkacyo Puntland

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *