Daawo Sawiro: Muxuu Dr Gaas uga dayday Jaale Syaad.

0

Gaalkacyo (Pes): Warbaahinta caalamiga ah ee Puntlandes waxay idiin soo gu dbisay xalay, 31-07-2014, warbixin ka hadlaysa sida madaxweynaha Puntland Dr Gaas uu u soo koobiyeeyey habdhaqankii guracnaa ee uu ku dhaqmi jiray AUN Jaale Siyaad iyo Guulwadayaashiisii, Halkan riix faahfaahin

Sidii aynu horey uga hadalnay Dr Gaas xuskii dabaaldegii ka soo wareegay markii la aasaasay Puntland, 1-8-1998, waxay isaga iyo Guulwadayaashiisii u badasheen sidii maalintii Jaale Siyaad uu boobay xukunkii ummada, 21-10-1969.

Jaale Siyaad xiligiisii haddii dalka abaari kajirto looma joojin jirin dabaaldega oktoobar, haddii colaadi ka jirto looma joojin jirin, haddii dalka dhinac laga qabsado looma joojin jirin.  Waa tii tan uu Gaas wadaa hada

Maantay Puntland baa sidii Jaale Siyaad uu ka dhigtay Dr Gaas madaxweynaha Puntland. Puntland maantay waxay qarka u saaran tahay in ay jiritaan beesho Dr Gaas na waa uu dabaaldegayaa oo kaliya.

 

Halkan ka daawo sawiradii Dr Gaas 1 da agoosto

457

458

 

430

431

432

435

436

438

439

450

 

Halkana ka daawo sawiradii Jaale Siyaad

454

453

tijabo

 

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *