Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee PL ayaa 14/8/2015 kusoo beegan magaalooyinka Minneapolis/St. Paul, Minnesota. Isagoo ku casuman Xaflad lagu Xusayo 17 guurada kasoo wareegtay aasaaskii PL

10 Agoosto 2015 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dowladda Puntland Col. Abdulkadir Shire Fararax ayaa 14/8/2015 kusoo beegan magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis/St. Paul, Minnesota. Guddoomiyaha waxaa laga casumay inuu hadal ka jeediyo 17 guurada kasoo wareegtay aasaaskii Puntland.

45b

About The Author