Daawo Video: Guddiga Doorashada Jubbaland oo soo Bandhigay 4ta Musharax ee u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Jubbaland

47

12 Agoosto 2015 (Puntlandes) Guddiga doorashada Jubbaland ayaa waxay soo bandhigeen 4 musharax ee u tartantami doona xilka Madaxweynaha Jubbaland kaddib markii ay buuxiyeen shuruudahii lagu doonayey.

Musharaxiinta guddigu soo bandhigay ayaa kala ah:

  1. Axmed Maxamed Islaam
  2. Hilowle Aadan Maxamed
  3. Cusmaan Xuseen Haaji Fayruus
  4. Maxamed Cusmaan Yuusuf .

Musharaxiintaan ayaa waxay xilka madaxweynaha u tartami doonaan 15ka bishan oo kubeegan maalinta sabtida haddii Allah idmo, waxaana loo badinayaa inuu noqonayo madaxweynaha 5ta sano ee soo socota Axmed Madoobe oo iminka ah madaxweynaha Jubaland.

Daawo Shrkii jara’id ee Guddiga Doorashada

Puntlandes.com

About The Author