Daawo Video: Xaglatosiye oo Buhodle lagu so dhaweyay kuna Amray in Prof Galayr magalada ka baxo & Jawaabta maamulka Galayr

16 Agoosto 2015 (Puntlandes) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa magaalada Buuhoodle si aad u wayn loogu soo dhaweeyay isagoo magaalada lug ku marauy kana Qudbeeyey laba jeer oo midi ahayd Garoonka Kubadda Cagta Buuhoodle midna ahayd Gurigiisa.

51

Xaglatoosiye ayaa wuxuu aad ugu hanjabay madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galayr oo isaguna ku sugan magaalada Buuhoodle, Xaglatoosiye ayaa ku Amray in Galayr inuu magaalada isaga baxo.

Daawo Xaglatoosiye

Halkana ka daawo jawaabta maamulka Galayr ka bixiyey imaanshaha Buuhoodle ee Xaglotoosiye

Puntlandes.com

About The Author