Daawo Video: AMISOM “Ciidanka Itoobiyaanka qaar aan naga mid ahayn ayaa Soomaaliya jooga”

17 August 2015 (Puntlandes) Taliyaha Qaybta 4aad ee AMISOM ee ka hawl gala Gobolka Hiiraan Col Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil ayaa wuxuu markii ugu horaysay Cadeeyey in qaar ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya aysan ka tirsanayn ciidamada AMISOM.

51g

Col Dhimbil oo u waramay Warbaahinta ayaa waxa uu ku sheegay in go’aanka ay ciidamada Itoobiya uuga baxeen Degmada Halgan uusan ahayn mid ka yimid AMISOM balse uu aha amid ka yimid magaalada Addis-Ababa.

Waa markii ugu horaysay oo Sargaal darajadaas leh uu Cadeeyo inaysan qaar ka mid Itoobiya ka mid ahayn AMISOM

Daawo Col Dhimbil

Puntlandes.com

About The Author