Daawo-Dhagayso: Dood ku saabsan keenista Ciidamada Amisom ee Puntland

17 August 2015 (Puntlandes) Waxaa soo shaac baxay in Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS uu ogolaaday in Puntland la keeno Ciidamo ka socda AMISOM taasoo ay si wayn uga soo horjeedaan Shacan reer Puntland in Dhulkooda la keeno AMISOM.

51d

Markii aysoo baxday arinkaas waxaa bilowday diidmo AMISOM in la keeno iyo dood ku saabsan go’aanka madaxweyner GAAS, hadaba hoos ka dhagayso dood aad u xiiso badan oo ku saabsan Keenista Puntland ee Ciidamo AMISOM ka socda.

Dhagayso dooda

Puntlandes.com

About The Author