TACSI: marxuum Nabadoon Jaamac Ciise Cabdi (shariif) oo 18/8/2015 ku geeriyooday magaalada bossaso

 

 

156b

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuuc.

waxaa habaynimadii xalay ahayd oo ay taariikhdu ku aadanayd 18/8/2015 ku geeriyoday magaalada bossaso marxuum nabadoon jaamac ciise cabdi oo ku magac dheeraa shariif. waxaan allaah uga baryaynaa marxuumka in uu unaxariisto janadii fardowso ahaydna ka waraabsho ehelkii iyo qaraabadiina uu s samir iyo iimaan ka siiyo.

Bahda warbaahinta madax banaan ee puntlandes.com waxay si lamida tacsi tiiraanyo leh u diraysaa ehelkii iyo qaraabadii uu marxuumku ka geeriyooday waxayna leedahay samir iyo iimaan.

xafiiska wararka puntlandes.com- East Africa

About The Author