Daawo Video: Shirkii Gaalkacyo- Xaabsade & Siyaasiyiin ka hadlay

27 Agoosto 2015 (Puntlandes)  Shirkii uu GAAS ka furay Gaalkacyo ayaa waxaa ka hadlay Xaabsade , Bille Qaboobsade iyo Yuusuf Saalax Samatar. Xaabsade ayaa sheegay inaysan Puntland maanta haysan Ciidamo difaaca, halka uu , Bille Qaboobsade sheegay isna in madaxweyne walba ee Puntland uu Ciidamo ka dhigo Beeshiisa kadibna ay shido ku noqdaan madaxweynaha ka dambeeya….

Daawo Xaabsade , Bille Qaboobsade iyo Yuusuf Saalax Samatar

Puntlandes.com

About The Author