Dhagayso. Dr Gaas oo isku qiraya in uu galay Qiyaano Qaran

0

 

Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa qudbadii uu jeediyey xalay afkiisa kaga qiraya in uu galay QIYAANO QARAN.

 

Dr  Gaas wuxuu si aan gabasho lahayn u qirtay in uu qiyaanay Puntland tii dooratay iyo dastuurkeeda uuna ka shaqaynayey jiritaanka dowlada Xasan Culusooow ee Xamar. Halka uu Xasan Culusoow ka shaqayynayey ama geed dheer iyo mid gaaban u fuulay siduu ku bur-burin lahaa Puntland.

 

Dr Gaas ma wuxuu garan waayey in uu u dhaartay Puntland laguna aaminay masiirkeeda. Halka uu ka doorbiday ilaalinta iyo difaacida Dowlada Xamar ee Xasan Culusooow.

 

Somalida ayaa tihda ”baroortu orgiga ka wayn” Gaas wuxuu weli u heelan yahay in uu boor isku qariyo isagoo adeege u ah Xasan Culusooow

 

Halkaan ka dhagayso Dr Gaas afkiisa ku qiranaya qiyaano dastuurka Puntland.

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *