Daawo Video: Raysul Wasaare Sharmarke oo arrimo badan oo Xasaasi ah ka hadlay

31 Agoosto 2015 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiis Cali Sharmarke ayaa waraysi uu siiyey TV ga SBC kaga hadlay arrimo badan oo Xasaasi ah, ayna ka mid yihiin Hiigsiga 2016, Puntland oo laga taageeraya xagga Ciidamada Iyo waxyaalo kale

63c

Raysul Wasaare Sharmaarke ayaa ku amaanay dawlada Puntland sida aysan ugu baahan in la keeno Ciidamo AMISOM ah maadaama ay isaga filan tahay Difaaceeda.

Maruu ka hadlayey Barnaamijka New deal ka ayuu sheegay inaysan jirin dhaqaale soo gaaray dawaladiisa.

Dhanka kale Raysul Wasaare Sharmaarke ayaa qiray in la joojiyey dhamaan dhaqaalihii lagu kabi jiray DFS marka laga soo bilaabo desember 2014kii ilaa iminka.

Daawo waraysiga RW Sharmarke

Puntlandes.com

About The Author