Daawo Video: Madax Dhaqameedka Habar Awal oo ka hadashay Haamaha Shidaalka Berbera ee ay Doonayso Somaliland

31 Agoosto 2015 (Puntlandes) Madax Dhaqameedka Beelaha Habar Awal ayaa maanta shir jaraa’id oo ay qabteen kaga hadlay Haamaha Shidaalka Berbera oo ay dawladda Somaliland Doonaysa inay ku wareejiso ganacsato laakiin ay Golaha Wakiilda Somaliland ay Cod ku diideen shalay.

63d

Madax Dhaqameedka ayaa aad u amaanay soona dhaweeyey talaabada ay qaadeen Golaha Wakiilda Somaliland shalay ku diideen Qorshihii dawladda Somaliland watay.

Daawo Madax Dhaqameedka Beelaha Habar Awal

Dhanka kale waxaa isna ka hadlay Haamaha Shidaalka Berbera Oday Xasan aw Libaax oo uga digay dawladda Somaliland inay kusii adkaysato go’aankeedii hore.

Waxaa iyana dhankooda isdifaacay eedayn Culusna usoo jeediyey Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Ma’uuliyiinta lagu wareejinayey Haamaha Shidaalka Berbera

About The Author