Dhagayso: Wasiirka C/maadka DFS ”Dhaqaale La’aan baa DFS Haysata”

2 sebtember 2015 (Puntlandes) Wasiirka Caafimaadka DFS Xaawo Xasan Maxamed oo waraysi siisay idaacadda VOA ayaa sheegtay in dhaqaalexumo awgeed ay u socon la’ yihiin qorshisii Wasaaradda Caafimaadka DFS.

65

Wasiir Xaawo ayaa waxay sheegtay inay shaqadii wasaaraddu ka socin wayday dhaqaale xumo soo Foodsaartay DFS awgeed

Dhagayso Wasiirka oo Ridwaan Xaaji Cabdiwali waraystay


Puntlandes.com

About The Author