Daawo Video: Khubadihii laga jeediyey Qado Sharafeedkii uu Amiirka Beesha Reer Khalaf u sameeyey Isimada Mudug & Wafdidii GAAS

5 Sebtember 2015 (Puntlandes)  Amiirka Beesha Reer Khalaf ee Cumar Maxamuud Amiir Maxamuud Ciise Yuusuf ayaa Shalay waxa uu Qado sharaf ugu sameeyay beertiisa oo ku taala deegaanka Dhagaxyo-cade oo hoos timaada magalada Gaalkacyo madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali GAAS iyo Isimadda Gobalka Mudug.

3

Daawo Khubadihii laga jeediyey Qado Sharafeedkii uu Amiirka Beesha Reer Khalaf u sameeyey Isimada Mudug iyo Wafdidii GAAS

About The Author