FADEEXAD Daawo Video: Sida loola dhaqmay dalka Talyaaniga Booqashadii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku tegay

6 Sebtember 2015 (Puntlandes)  Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo dhawaan booqday dalka Talyaaniga ayaa waxaa loola dhaqmay si iska daa Madaxweyne dal e aan loola dhaqmin Ganacsade yar. Xasan Sheekh ayaa wuxuu Tareen lasoo raacay Qaxooti, isagoo dabadeedna kaga soo degay Tareenka meel aad uga dheer halkii ay Baabuurtiisu taalay, isagoo ay dhinac cararayaan dad badan oo dhalin yaro ah lana yaaban madaxweyne Tareen Istayshin iska dhex luagaynaya…….CEEBEEY …..

169

Xasan Sheekh ayaa wuxuu caadaystay inuu diyaarad isaga ordo isagoon cidina Casuuman, ma ku dhici lahayd tani haddii ay dawladda talyaanigu Casuuntay? jawaabtu waa maya…

Haddii sharci jiro Xamar waxay ahaan lahayd Arrin uu isla Casilo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh maadaama magaciisii kii Soomaaliyeedba ceebi ka raacday ProtocolXumaddii halkaas ka raacday.

Daawo Xasan Sheekh

Puntlandes.com

About The Author