Daawo Video: Prof Galayr oo Shir ka furay Xaruntiisa Cusub ee Balicad

6 Sebtember 2015 (Puntlandes)  Prof Cali Khaliif Galayr oo hogaamiya maamulka KHaatumo ayaa maanta Shir ka furay Xaruntiisa Cusub ee taala Tuulada Balicad. Shirkaas ayuu Galayr ka hadlay Nabada Dariskoodo, Geeska Afrika iyo Afrikoo dhan ba.

49g

Prof Galayr ayaa waxa uu sheegay in uu maanta Furmay Shir ay isugu yimaadeen sadexda Golle ee Khaatumo, wuxuuna intaas ku daray inay Shirka kasoo bixi doonaan Go’aamo dhaxalgal ah.

Daawo Prof Galayr

Puntlandes.com

About The Author